Ra’iisul Wasaaraha Somalia, Xassan Cali Kheyre, ayaa maanta daah-furay Barnaamijka Tirakoobka Shaqaalaha Rayidka ah ee DF, kaasoo looga dan leeyahay in la helo xog dhamaystiran oo ku saabsan shaqaalaha. Waxaan ka soo qayb galay xubno ka socday gollaha Wasiiradda iyo ...
Read More »GUDDIGA DOORASHADA GOLAHA SHACABKA OO GUDDOOMIYE ISKA DHEX DOORTAY
Guddiga uu maanta Aqalka Hoose ee Baarlamanka Soomaaliya u magacaabay dooorashada guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka kooban 15 xubnood ayaa Galabta iska dhex doortay guddoomiye cusub. Guddigan ayaa Xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho ku doortay guddoomiyahooda cusub ee hoggaamin ...
Read More »Taliska ciidanka Soomaaliya oo magicii ka bedalay xeradii ciidanka Imaraadku tababareen -SAWIRO
Abaanduulaha Guud ee Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya Jeneraal Cabdulaahi Cali Caanood ayaa maanta booqday Jeneraal Gordan ee ay dagan yihiin ciidanka ay tababartay dowlada Imaraadka Carabta, Taliyaha ayaa sheegay in dowlada ay maanta si rasmi ah ula wareegtay ciidankaas iyo ...
Read More »Farmaajo oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomney Danjiraha Dowladda Qatar ee Soomaaliya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Xafiiskiisa Wasaaradda Gaashaandhigga kaga guddoomay warqadaha danjiranimo Safiirka Dalka Qatar ee loo soo Magacabay Soomaaliya Mudane Xasan Xamsa Asad. Danjire Xamsa ayaa Madaxweyne Farmaajo u gudbiyay salaan uu uga siday Amiirka ...
Read More »Wasaarada Waxbarashada Soomaaliya oo sheegtay xiliga la qabanayo imtixaanada midaysan ee dugsiyada dalka.
Wasiiru dawlaha Wasaarada Waxbarashada Soomaaliya Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle oo u waramayay warbaahinta dawlada ayaa sheegay in wasaaradu ay go’aamisay in 19 bishaan la qabto imtixaanada mideysan ee dugsiyada dalka oo dhan oo ay u fariisan doonaan arday lagu qiyaasay ...
Read More »Madaxweynaha Puntland Abdiweli Gaas oo gudi u saaray ka shaqaynta bilicda iyo amniga Boosaaso
Madaxweynaha Dawlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maanta u ambabaxay dalka isutaga imaaraatka carabta ayaa ka hor inta uusan bixin waxa uu shir jaraaid ku qabtay madaxtooyada magaalada Boosaaso, shirkaas ayuu madaxweynuhu uga hadlay arimo ay ka mid yihiin ...
Read More »GEN. MOORGAN OO SI WEYN LOOGU SOO DHOWEEYAY CAASIMADDA GAROOWE
Gen. Maxammed Siciid Xirsi (Moorgan) oo maalmo ka hor ku dhawaaqay in uu yahay musharrax u taagan doorashada madaxtinimada Puntland ee sannadka 2019,ayaa maanta si diirran loogu soo dhoweeyay magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland. Musharraxaha oo socdaal dhulka ah ...
Read More »Shirka Golaha Wasiirada Soomaaliya oo looga hadlay Xaaladda kala guurka ah ee ciidamada AMISOM.
Shirkii Caadiga ahaa ee Gollaha Wasiiradda oo uu shir-guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta looga hadlay Hubinta Tirakoobka Shaqaalaha Rayidka ah ee Dawladda, Xaaladda kala guur ee ciidamada AMISOM. Sidoo kalena waxaa lagu ansixiyay ...
Read More »Madaxweynaha Puntland oo Kulan La qaatay bulshada rayidka ah ee ku dhaqan Gobolka Bari-Sawiro
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa uu magaalada Boosaaso kaga qaybgaley kulan ay soo qaban qaabiyeen maamulka gobolka Barri iyo kan dagmada Boosaaso oo lagu taageerayey go’aankii ay Puntland ka qaadatey xiisada ka dhex taagan Dowladda Imaaraatka ...
Read More »Soomaali noqday qofkii ugu da’da yaraa oo qaata shahaadada PhD-ga jaamacad ku taala Philippines
Jaamacad ku taala dalka Philippines ayaa wiil Soomaali ah u aqoonsatay in uu noqday qofkii ugu da’da yaraa oo ebed qaata shahaadada PhD-ga oo ah tan ugu saraysa, waxayna guddoonsiisay shahaado sharaf. Wiilkan oo lagu magacaabo Mursal Suldaan Cabdullaahi Saalax ...
Read More »