Sheekadii Su’aala badan
iyo Garow       W:Q: Wariye                      Maxamed cabdi cisman faradhere
————————————————————————-

Nin Saaxiib Kay Ah ayaa Su’aal Iga Waydiiyey Intuu Sawiradan Arkay waxa uuna  igu Dhahay War niyahaw faradheraw Umadan La Sawiray Ma Madaxwaynaha Ayey Soo Dhawaynayeen Mise Waa Ku wii Hore Ee La sawiray Oo ukayd sanaa Madaxwaynaha Hadii Uu waayo Soo Dhawayn Diiran?
Maya Sxb Anigu Kii Sawirayey Iyo Kii Puntiland Joogay mid Ma ihi Warna Uma Hayo
Sxb. Kay
Markale
Sxb Madiyaarad Wax Sawirtaa Madaxwaynaha La Socotay waxane Sawir Ka wayne?
Hadana Kulahaa Oo Sxb Xasan Shekh Odaygii Hore Ee somalia
Iyo Odayaashii kale Xataa ina Cabdi Shakuur Intan Badhkeed miyaa Lawaayey Oo Soo Dhawaysa?

SXb Iga Wareeg Ayaan Ku Dhahay Goor
ced-ceedu Ay kululayd Ayuu Su”aalahan iwaydiiyey Ana markaa Jawaaba Mahayn.

Hadana Kulahaa Oo sxb waxaan Maqlay  Ina Cadishakur Waa Loodiiday In Hadal Laga Siiyey Maxay Kawadaan Nabad iyo Nolol miyaad Itiri Maya Kuma Odhane?

Haa-Dhaga hayga Ayaa Unugul Maqlida Labadan Eray Ee Aan meeqaam koodii Aan gaadhin Hurta Meeshu Wa pudlayn ina cabdi shakuur Mooye Ma Aqaan Waxa Loogu Diidey lkn Armay Beentahay.

Dawlada Martida Looyahay Ee puntiland Ee Somaliyana Hooyada U Ah ayaan Ka maqlay Wax Dhaaf siisan Xaflada caleema Saarka Lagama Hadli Karo Waayo Gacan Kahadal Ayey Tagi Ileen Dad inay Is Arkaan Ay dhib kutahay Ayaa Goobta Wada Joogee Waxa kaliya Ee la ogol yahay in laga sheekeyo boqortooyada Degta Qardho Oo uu Dani Ka Dhashay
Markaa Sxb Iga qalee

Oo.Kaalay Madaxwaynaha Jubalan Miyuu Cabsaday Farmaajaba isgaa Ka Ciidan Bataye Markii Garowe La’isku Arkaye? Garan maayo sxb

Hadana Kulahaa Wadaadkii Meelahan Muqdisho Dadka Waayadan Ku Wacdinayey Aaway  Bal Miyuu Aadu Halkaas Ayaa Is Cafis Ubaahane
Madaama Ay Ku kulmayaan Dad isku Cuqda’daysan oo Calooshu isu wada buuxdo.?

Shekhu Waa Nasanayaa Ee Hakaa Nasto Dadbadan ayuu Gaadhsiiyey Khayre Xataa Shekhu wixiisa Waa Sawirtaa Sidii  nabad iyo nolol.
Sheekadii Su’aala badan.

W:Q: Wariye Maxamed Cabdi cisman Faradhere

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*