ASIIRKA DIFAACA TURKIGA IYO WEFDI UU HOGGAAMINAYO OO SAAKA BOOQANAYA MUQDISHO

Wefdi heer sare ah oo ka socda dowladda Turkiga ayaa saaka booqasho ku imaanaya magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Wefdiga oo uu hoggaaminayo wasiirka Difaaca dowladda Turkiga waxaa kamid ah Taliyaha Ciidamada Xoogga dalkaasi Turkiya ,Saraakiil sare iyo madaxa Hay’adda TIKA,sida ay sheegtay wakaaladda wararka SONNA.

Mas’uuliyiinta ka socda Turkiga ayaa wada hadallo la yeelan doona dhiggooda Soomaaliya, iyagoona ka shaqeyn doonaa sidii loo horumarin lahaa xiriirka ka dhexeeya hay’addaha amniga dalalka Soomaaliya iyo Turkiga.

Dowlada Turkiga ayaa kaalin wanaagsan ka qaadaneysa dib u dhiska ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya,waxaana ay magaalada Muqdisho ka dhistay saldhig ay tababar tayo sare leh ku siiso ciidamada Soomaaliya iyo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*