Author Archives: mohamed abdi

Taariikhda Cabdi Casiis lafta garen waxkabaro

Tariikhda Madaxwaynaha Cusub Ee Maamulka koonfur Galbeed Somalia Cabdicasiis Lafta”Gareen Waxa Uku dhashay Degmada Luuq 1970 Waxa Uleeyahy Hal Xaas Iyo Sadex Caruura  Waxbarashadisii dugsiga Sare Waxa kaga baxay Degmada Luuq isla Halkaas  luuq waxa uu kasoo Noqday macalin Isgool ...

Read More »

Xaalada Madaxtooyada Somalia Waa Sidee

Warar ka madax Banaan Qolyaha Is haysata Ayaa Sheegay in Hadii ay Kulmaan Barlaamkuna Oo ay Cod uqaadaan Madaxwayne Farmaajo inay badi xildhibaanadu ay u codaynayaan Kalsooni Kala Noqoshada Madaxwaynaha. Balse Taa badalkeeda ay Diidan yihiin Khayre Iyo Farmaajo In ...

Read More »

Baaq Laga So Saaray KGS iyo Walaac Laga Mujiyey KGS

Xarunta tala soo Jeedinta Somaliyeed Waxa  umuu’qata cabsi lyo Wal wal farabadan Oo dhanka Amniga ah oo Hadii la’Hanan Waayo  Keeni karta Xasilooni Daro Ka curata Deegaanda koon’fur Galbeed. Waxa walaacana nagaliyey Dib udhacyada Ku yimid  Xiligii Loo qorsheeyey in ...

Read More »

War Deg Deg Ah Qarax kadhacay muqdisho

Wariye ismail sheikh khalifa Oo Horay U Ahaa Agasimaha Star Fm Ayaa Ku dhawcmay Qarax Gaadhigiisa Loogu Xidhay Dhawaca ayaa Ka Soo Gaadhay Dhinaca Galyaha Waxa Hada Lagu Dabiibayaa Isbtaalka Digfer  Ee Muqdisho Wixii faahfahina Kala Soco Xogwaran W:Q:Journalist Faradhere ...

Read More »