Baaq Laga So Saaray KGS iyo Walaac Laga Mujiyey KGS

Xarunta tala soo Jeedinta Somaliyeed
Waxa  umuu’qata cabsi lyo Wal wal farabadan Oo dhanka Amniga ah oo Hadii la’Hanan Waayo  Keeni karta Xasilooni Daro Ka curata Deegaanda koon’fur Galbeed.

Waxa walaacana nagaliyey Dib udhacyada Ku yimid  Xiligii Loo qorsheeyey in la qabto Oo mudo Sadex Jeer Ah Dib Udhac Ku yimid Dibna Loo Dhigay.

Doorashada oo leh mihiimad Wayn Astaana unoqon Karta Dorashooyinka Maamu’lada Kale Ee Dalka  Ka jira
Iyo Hir galinta Nadaamka Dimuqraadiyada
Waxa Ay Masuuliyad wayn oo culuse  Ka Saaran tahay
Maamulka Koon’fur Galbeed iydoo Dawlada Dhexe Ee Fadaraalk Ay leedahay
Kor’joogtaynta iyo Sidii Ay si Habsame Leh Uga Hirgali lahayd
Doorashadaasi.

Hadaba si loo xaqiijiyo inay Dhacdo Doorasho Xor Ah waa Inay noqotaa
Mid ku salaysan Cadaalad oo hanata  kalsoonida Bulshada Ku dhaqan  koon’fur Galbeed iyo Guudahaan Somaliya
Xarunta Tala Soo Jeedinu Waxay ku talinaysaa in Barlamaanka Koon’fur Galbeed ay Iskood isku maamu’laan Si Looga Fogaado wixii Carqalad Keeni Kara loona Daayo hawshooda.

Ugu Dambayntii Xaruntu Waxay  Si Gaar Ah ula Dar’Daar maysaa Xildhibaanada  Cod Ka Leh Inay Masuuliyad Gaar Ah Isk Saraan Gudashada Waa Jibaad Kooda Datuuriga Ah.

W:Q:  journalist Faradhere

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*