booqasho aan ku tagay xarunta geeldoon online market place bosaso

 

Bosaso(Bm)Geeldoon online market place  waa suuq casri ah oo habka online kA loogu iibsado kaas oo xafiisyo ku leh Bosaso iyo  Hargaysa 

wuxuuna dalabka kaaga keenayaa dhamaan daafaha dunida isagoona kugu keenaya gurigaaaga ama goobtaada shaqo

si aad udalbatid adeegyada geeldoon online market place booqo wepsite ka geeldoon.com 

kadibna dooro shaygaa doonayso iyadoona laguugu keenayo mudo koban

geeldoon online market place waxaa sumad u ah Adeego Adigoo jooga gurigaaga , ama goobtaada shaqada .

HOOSE KA DAAWO WARBIXINTA OO DHAMAYSTIRAN

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*