Erayga Aan Is Cafino Iyo 5 Shan Qodob Oo ka Horeeya Faalo GaabanW:Q: Wariye faradhere

Erayga Aan Is Cafino Iyo 5 Shan Qodob Oo ka Horeeya
Faalo Gaaban
—————————————————————————
W:Q: Wariye faradhere
————————
Dadaalada Uu wado Sheekh kiini’yaawi Maaha Mid Qaldan Marka Si Guud Looga Hadlayo Maanta waxa ii Mooqday inay Boqolaal Dad Wayne Ah Oo Muxubiina Khayrka Jecel Ay Dhagay,sanayaan Muxaadarada Ciwaan Keedu Yahay Aan is Cafino.

Hadaba Dulucda Sheekadayda Aan Usoo noqdee Somalia 1991 Ilaa Hada Waxa Ka Jira is Dil Sharci Dara ah Oo qof maalkiisii iyo Hantidiisii Labanaysanayey.

Waxa Jira Dad Badan Oo xuquuq Kula Maqan tahay
Oo ubaahan in Xoquuqdoodii Loo kala Celiyo taasina Ma mooqato.

Waxaan Waydiin Lahaa Sheekha Goorma Ayaad Usheegtay Shuruudaha Ka Horeeya is cafinta Oo Erayga is Cafisna Maaha markaan Nahay islaam Eray Ay Fududahay In Afka Laga Yidhaahdo Balse Arinku Intaa waa Ka badan Yahay oo Diinta Islamku Waxa Ay Ka Horeysiisey 5 Qodob.

(1) inay dambiga Ay ku jiraan ay faraha ka qadan
(2) inay Ka qoma meeyaan Wixii Ay horay usameyeen Ee dambiya
(3) Inay Go’aan Sadaan Inayna Dib Ugu Laaban Waxa Ay ka Toobad Keeneen
(4) in hadii Hanti iyo.maal lakala Haystay La Isku Celiyo
(5) in Qof qof Dilay Oo ogalaadaa Qisaas Ama Ubixiyaa Magtii naftii Uu dilay .

Guriga Marka La Dhisayo waxa Aas Aas u Ah tiirarka Markaa (5) Shantan Qodob waxa Ay Tiirar Uyihiin Is Cafinta Markaan Nahay Islaam
Markaa Hadii Uu Sheekh kiiniyaawi Shatan markii Hore uu Ka Horaysiiyey Cafiska Dadka Waxan Leehay Waa ansax .
Lkn Waxa igu Maqaala Ahay kaliya Sheekho in Hawlihiisa Ka bilaabay Cafis Taasina Waxa Laga Rabaa Qofka Dhagaysanaya In Uu soo Akhriyo Qodobadaas Kor ku xusan Ee ah 5 shanta Qodob.

W:Q: faradhere
————————
Wixii Qoraal Ahaan qaldan ka raali noqo oo isax

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*