Fahanka)Dulucda Sheekada Waa Nimba Meel La’aad. W:Q: mohamed abdi osman fardherere

Saaxad Walba Waxa Aad la’kulmi Is Gad-Gadis Dhanka Quluubta Ah.

Mar Waa Farxad Yar Mar Waaa Murugo Xanuun Badan
Tan Murugada Ayaa Ah Tan Dhawac Ugaysanaysa Naftaada Iyo Mustaqbalkaaga.

Waxa Aad Dareemi Cidhiidhi Badan Waxa kula Darsi Baahi Badan Oo Aad uqabto Waxa Qalbigaaga Ku Wayn Ee Aad ka Fikiraysay.

Madareemaysid Waxa Aad ku Sugan,tahay Iyo Xaalada Tagaan Waayo Waxa Kaliya Ee Aad ku Hadaaqi Waa Calaacal iyo Caloolyaw Aan Dhamaad Lahahayn.

Intaas Oo dhana Waxa Aabo U Ah waxa Aad iska Dhaadhicisay
Waxa Aad ku Dagi Kartaa Adiga Oo waxaas Hela
Waxaasina Idin Dhaxmaro Qof bilaa’adan.

Kuuma Ogo Xaalka Aad ku sugntahay Iyo Waxan Aad Ku Wayday Farxadii Yareyd Ee Aduunka
Waxa Aad mar Walba Tahay Maqane Jooga
Waxa Niyadada Ku Furan Wadooyin Aad Utirabada.

Oo Aad mid Walba Adan Ku dhiiran Karin Inaad Ku Dhaqaaqdo
Waxaana Sal U Ah Itixaanka Aduunyo.

Waxa Aad Intabdan Raadin Sxb Kaala Taliya Sidii Aad Uga bixi Lahayd Tiiraan Yadan Aad Xal u Wayday Waxaad  Heleysaa Asxaab Tira Badan Oo midba  Aragtidiisa Ku Siiyo Sida ula Muuqata Arinkan Aad Ula tagtay.

Waxa Hadana Kugu Adkaan Sida Aad Go’aan Uqaadan Lahay iyo Sidii Talooyinkaa Aad Mid Ogala Bixi Lahayd.

Mar’xaladaas Markaad Marayso Kaliya Waxa Aad Halis Utahay In Uu dhawac Kugu Yimaado
Nolosha Ayaa Kula Qadhaa’dhaanaysa
Intaas Waxa Kuu Dheer mashquul Kaaga  Oo Saa’ida
Iyo Xataa Inaad Kacdo Oodan Garan Sababta Aad Ukacday iyo inaad Meel Fadhiisato Adan Garan waxa Aad ufadhido.

Intaas Oo Dhan Waa Imtixaanka Aduunyo
Mar Walba Ka Fogow Inaad Qalbigaaga Raaciso
Wax Aadan Heli Karin Iyo Waxaadan Adu Iska Tafatirin inta Adan Qalbigaaga Ka dhaadhicin.

Mararka Qaar Dhanka Aadanuhu Waa is badal badan Yahay Ee wixiii Idin Dhaxmara Kaliya Ka Dhig Oo Usheeg Naftaada habeen iyo Maalin Sida Ay isku Badalaan
.

Waxaanad Ka Fogataa Inaa Qof bila’aadana Aad Ka Nabsi Gurato
Dulucda Sheekada Waa Nimba Meel La’aad.

W:Q: mohamed abdi osman fardherere

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*