Gadhi Xamuula Oo Shil kalay iyo khasaare Kadhasahay

Shil Gaadhi Xamuula Ayaa Kadhacay Isgoyka Hawlwadaag Ee Muqdhisho inta La Ug Yahay Waxa Dhawac Daran Ka Soo Gaadhay Hal qof.
Shilkan Sida La ii xaqiijiyey waxa Ugaytay In Gadiidka Mooto Bajaajyo Ah ay Halkaa ku bur’bureen.
Gadhigan Ayaa Kasoo Baxay Dakada Muqdhisho Waxana Uu Socday Sooqa Bakaaraha
Intabadan Waxa Dhaca Shilal Noocan Oo kale Ah waxan Keena (1) Xidhnaasha Wadooyinka Iyo Dadka Leh Gaadiidkan Oo iya’gona Si Xad dhaafa Rarka Uga Badiya
W:Q: journalist Faradhere

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*