GOLAHA WASIIRADA PUNTLAND OO TAAGEERAY SHIRKII GIDG

golaha iskaashiga dowlad goboleedyada ee todobaadkii hore ka qabsoomay magaalada Garoowe,sida lagu sheegay war-murtiyeed ka soo baxay madaxtooyada Puntland.

Dhinaca kale shirka ayaa lagu meel-mariyay siyaasadaha  shaqada &shaqaalaha iyo horumarinta dhalinyarada,kuwaasoo ay soo diyaarisay wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha dhalinyarada iyo ciyaaraha Puntland,sida war-murtiyeedka ku qoran.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*