Gudomiye Mursal Oo Ka Guuray Villa Somaliya iyo Arinka Kalifay in Uu Guuro

Gudoomiye Maxamed mursal sh cabdiraxmaan oo kabi Ahaanba Ka Guuray Madaxtooyada kadib Markii Uu kala kulmay madaxwayne  Farmaajo
Cadaadis badan Taasoo Xildhibaano badan ay Ku Fasireen In Madaxtooyadii ay noqotay Guri Shaqsi halkii ay Ka ahayd Guri Somaliyeed.

Arintaas ayaa Keentay in Gudomiyaha Golaha Shacabku Uu Maanta Ka guuro Xarunta Madaxtooyada Somalia
Waxana Uu Dagay Midka mid Ah Hotelada Muqdisho Ku Yaala.

Shalay Ayaan Idin Sheegay In Lakala Ilaalinayo Gudomiyaha Iyo Barlamaanka Lkn Hada Ayey Fursad isku Helayaan Waxa lafilayaa In Ayba Kulmaan Barlamaanku Oo Mooshinka Laga Doodo Taasina  Ay keeni Kartaba In Kalsooni Kala noqoshada Madaxwaynaha ay Dhacdo

Wasida ay qabaan Dad badane taas Oo sii kurdhin karta khilaafka halka Uu joogo hada
(Waxa: :Qoray) journalist faradhere

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*