Haween ka kalluumeysta xeebihii burcad badeeda Soomaaliya laga sifeeyay

Toddobaadkan waxaa tobban sanadood jirsaday ciidammada badda ee Midowga Yurub ee ka howlgalayay badaha Soomaaliya.

Howlgalka Atlanta ee Midowga Yurub ayaa waxa uu mudadaas ka shaqeynayay sidii uu u dhowri lahaa qaraarkii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee 2008-dii kaas oo loogaga gol lahaa in lagu soo afjaro dhibaatada burcad badeedda Soomaalida.

Dadka deggan deegaannada ku teedsan xeebaha ee markii hore ay ka qaraaban jireen burcad badeedda ayaa ka faa’iidaystaa mashaariic horumarin ah oo ay Hay’adaha Qaramada Midoobay halkaasi ka fuliyeen.

Waxaa ka mid ah magaalada Eyl halkaas oo weriyahayaga Bashkas Jugsoodhacayuu dhawaan safar shaqo ku tegay warbixintan ayuuna inooga soo diray.

Xigasho  laanta  bbc/somali

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*