Khayre iyo Mursal Oo cawa kulmay Maxay ka’wada hadleen

Kulànkii Labada Masuul.Oo hada Soo idlaaday Waa R/ khayre iyo Gudomiye Mursal
Balse faahfaahin intaa dhee lagama hayo lkn intabadan waxa Lagama Mar maan Ah inay kawada hadleen waxa jira ee tagan ee qofna usan moganayn oo ah
moshin

Waxana Ay Markii Hore Isku Fahmi Waayeen Halka Ay ku kulmayaan oo midba midka kale uu lahaa halkaan joogo Igu imaw oo kala ah Madxtooyada iyo hotel shabeele oo in dhawaydba hoy u ahayd gudoomiye mursal.

Wada hadal kadib waxa ay isla karteen labada masuul in ay ku kulmaan xarunta wasaarada waxbarashada oo ku taala
Iskoyska soobe.

Wali nama soo gaadhin waxa ay ka wada hadleen

Waa markii ugu horaysay ee ay kulmaan khayre iyo mursala taniyo intii Uu socday khilaafka ismarin waga ahaa ee kadhashay moshinka laga keenay madaxwayne farmaajo.
W:Q: journalist Mohamed Abdi Osman faradhere

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*