Madaxda Dawlada Oo lagu Sheegay inay U muuqdaan Gali’good Talis) W:Q: Journalist faradhere

Madaxda Dawlada Ugu Saraysa iyo 3 Qodob Oo Lagu Dhaliilay
—————————————————————–
W:Q: Journalist Faradhere

1 in Ay jecel yihiin Amaanta Oo aan loo sheegi karin Waxa qaladan
Tusaale Hadii aad Tahay qof sheega Dhaliilaha Waxa Lagugu Shambadaynayas Mucaarad nimo iyo xataa in Ilgaara Laguu Yeesho taas Oo U Ekaan Karta Kalidii Talis.

2 iyo Inay Ku dhaq’mayaan Qaab Digtaatore Ku jirto iyo anigay talo naga Godaa Kaliye Taas oo hada lakala Sooci karin Golahii Fulinta iyo Golahii Sharci Dajinta Dalka
Waxa Taas tusaale U ah
In Awoodii Barlamaanka Lawiiqay Tusaale Moshinkii Laga keenay Madaxwaynaha Waxa Ay Dad badan U Arkayeen in Uu sax Ahaa Halka Qaar kalana Ay u Arkayeen in Uu Qaldanaa
Ta’soo Dadka Qaar Ay Sheegayaan In Loo Adeeg saday Lacagtii Umada oo Lagu kala Diray Xildhibaanadii Waday Moshinks.

3 Waxa Kale Lagu Sheego Dawlada Isku Bixisay 😋Nabad iyo🙂 Nolol🤗 waxa Ka mid Ah Cabudhinta Xoriyatul Qawlka Oo Aad Loogu Dhaliilo.Sida Uu Dhawaan Usheegay Saxaafada.Xoghayaha Ururka Suxufiyeenta Qaranka Somalia Ibraahim Mucalimuu🚮

Sida siyaasiyiinta saxaafada Dadka Wax Qora Ee Soo bandhiga Fikir kooda
Taasina waxay ka hor imanaysaa Dastuurka Uyaala Wadanka Oo u baneeyey Qof walba In Uu Soo bandhigo Fikir kiisa iyo aragtidiisa Hadii Uu yahay Qoraa Wariye Siyaasiba
—————————————————————–
W:Q: Journalist Faradhere

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*