Madaxwayne Farmajo Oo 8 Qodob Balan Qaaday Xiligii Doorashada

Madaxwayne Farmaajo Muxuu Ubalan Qaaday Shacabka Xiligii Doorashadiisii
(1: in aan Barlamaan Lakala.Diri Doonin Xilga Doorashad
(2: In ayna shacabku ayna marnaba Xumayn Balse ay quus Gaadh siiyaan Madaxda talada Haysa taasina madhici Doonto
(3: in safaro ana baxay Oo inbadan Ku lumaan Hanti badan oo Somaliyeed taana waxa Aan u xil saari Doonaa Wasaarada Arimaha Dibada
(4: in Amnigeena cidna wakiil inooga noqo nayn
(5 maji’rayso Wado laxidho taas oo ah Cabudhin Shacab Hadan amni keeni waayana baaburta waa wayn ayaan gadaal ka gali
(6: Dadka Ku dhina Qaraxyada Iyo Hantida Ku burburta inaan Magdhaw Siino ileen Angaa Masuul Ka ah hanti’dooda iyo Naftoodaba eh
(7; Madaxwayne Noqon Maayo lkn Nabadoon ayaan noqo oo Waliba Nabdoonada Mushaar ayaan Uqore Doonaa
(8: siyaasado Been Maha Balan kabaxna maha in Aad qof Waxa kabalan Qàado Oo aad kabaxdana Maha mana Sheegayso Diin Islaamku in aad qof balan Ka qaado Kadina aad Balantii uga baxdo.
W:Q:Journalist Faradhere

 

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*