Madaxweyne Gaas Oo Difaacay Imaaraadka Carabta Xilli Uu Jiro Khilaaf Ka Dhaxeeyo DFS Iyo Imaaraadka

bosasomedia:Akhristayaal waxa warbaahinta bosasomedia ay idin soo gudbinaysaa shirkii Jaraa’id ee uu Magaalada Bosaso uu ku qabtay Magaalada Bosaso ee Xarunta gobalka Bari Madaxweynaha Puntland Dr,Cabdiwali Maxamed Cali Gaas kaas oo uu uga hadlay Xiriirka Imaaraadka iyo Puntland ka dhexeeya  iyo Arimo kale.

Hoos ka Daawo Shirka Jaraa,id ee Madaxweyne Gaas

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*