WASIIRKA GAASHAANDHIGA OO ISKU SOO TAAGAY GUDDOOMIYAHA BAARLAMAANKA

muqdisho(BM)–Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Shiikh Cabdiraxmaan ayaa maanta shaaciyay in uu u taagan yahay xilka Guddoomiyaha Aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya. Wasiir Maxamed Mursal  oo hadda ah mudane ka tirsan Aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay ...

Read More »

Shariif Imaaraadka Soomaaliya wax fiican ayuu u qabtay

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Shiikh Axmed oo wareysi siiyay TV-ga Al-Carabiya ayaa ka hadlay khilaafka u dhaxeeya Dowladaha Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta. Shiikh Shariif ayaa sheegay in Imaaraadka Carabta iyo Soomaaliya uu ka dhaxeeyo xiriir soo jireyn ah, ...

Read More »