NICHOLAS HAYSOM IYO MUUSE BIXII OO KULMAY

Wakiilka cusub ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliaya Ambassador Nicholas Haysom iyo wafdi uu hogaamninayo ayaa maanta magaalada Hargeysa kulan kula qaatay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi. Kulanka Nicholas Haysom iyo Muuse Biixi Cabdi ayay kaga wada hadleen arrimo dhowr ...

Read More »

Sucuudiga oo xabsiga kasoo daayay Khaalid Bin Talaal

Khaalid Bin Talaal oo kamid ah qoyska boqortooyada Sucuudiga oo horraan loo xiray inuu kasoo horjeeday howlgalka ka dhan musuq maasuqa ayaa lagu soo warramaya in xabsiga laga soo daayay. Qoyska Khaalid bin Talaal waxay baraha bulshada soo geliyeen sawirro ...

Read More »