GOLAHA WASIIRADA PUNTLAND OO TAAGEERAY SHIRKII GIDG

golaha iskaashiga dowlad goboleedyada ee todobaadkii hore ka qabsoomay magaalada Garoowe,sida lagu sheegay war-murtiyeed ka soo baxay madaxtooyada Puntland. War-murtiyeedka shirka Khamiislaha  ee golaha wasiirada Puntland ayaa sidoo kale lagu dhaliilay hannaanka siyaasadeed ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay dalka ku ...

Read More »

WAFTI KA SOCDA URURKA ISKAASHIGA ISLAAMKA OO MUQDISHO GAARAY

Magalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya waxaa Maanta soo gaaray wafdi ka socda Ururka Iskaashiga Islaamka,waxana soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan dawladda Soomaaliya. Wafdiga ayaa ka kala socday dalalka  Boqortooyada Sacuud Carabiya, Turkiga iyo Malaysiya, iyo sidoo kale wafdi uu hoggaaminayo ...

Read More »

Askari Moblie ka daawanayay xaaskiisa oo foolanaysa

Xilliga uu qofka canug u dhalanayo ayaa mid ah ka mid ah waqtiyada ugu qiimaha badan noloshiisa, hasayeeshee aabayaasha oo dhan uma ay suuragasho inay indha saaraan marka wiilkiisa ama gadhiisa ay dunida imanayaan. Askari Mareykan ah ayaa Sabtidii isku ...

Read More »