Shariif Imaaraadka Soomaaliya wax fiican ayuu u qabtay

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Shiikh Axmed oo wareysi siiyay TV-ga Al-Carabiya ayaa ka hadlay khilaafka u dhaxeeya Dowladaha Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta. Shiikh Shariif ayaa sheegay in Imaaraadka Carabta iyo Soomaaliya uu ka dhaxeeyo xiriir soo jireyn ah, ...

Read More »

MADAXWEYNE FARMAAJO OO DALKA DIB UGU SOO LAABTAY

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay shir-madaxeedka dalalka xubnaha ka ah Jaamacadda Carabta oo ka dhacay magaalada Al-Dahraan ee Boqortooyada Sucuudiga ayaa saaka dalka dib ugu soo laabtay. Madaxweynaha ayaa intii uu shirku socday ...

Read More »

SOOMAALILAND OO XUKUN KU RIDAY NICIIMO ABWAAN QORONE

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Hargeeysa ee xarunta maamulka Soomaaliland ayaa waxa ay sheegayaan in Maxkamadi ay xukun ku riday Niciimo Abwaan Qorone. (bosasomedia):Niciimo Qorone oo ah Gabar u dhaq dhaqaaqda Bulshada islamarkaasina Ah Abwaanad Qorta Bugaagta ayeey Soomaaliland ku ...

Read More »