MADAXWEYNE FARMAAJO OO DALKA DIB UGU SOO LAABTAY

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay shir-madaxeedka dalalka xubnaha ka ah Jaamacadda Carabta oo ka dhacay magaalada Al-Dahraan ee Boqortooyada Sucuudiga ayaa saaka dalka dib ugu soo laabtay. Madaxweynaha ayaa intii uu shirku socday ...

Read More »