Qarax caawa Gilgilay muqdisho iyo Fahfaahin Ka soo baxaysa

Sida uu Bosaso Media u xaqiijiye wariye maxamed cabdi cisman faradhere oo kamid ahaa Dadkiii ka bad baday Qaraxii kadhacay Isgoska Dabka Ee muqdisho Ayaa waxa uu sheegay in uuna arag waxa Dhimasha ah iyo Dhawaca oo uu kaystay Gaadhiga qarxay oo nooca raaxada ah  waxaan uu ahaa qaraxan lagu xidho baabuurta ee inta badan caadi ka noqtay muqdisho

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*