Salaad Cali Jele Iyo Wariye Faradhere Maxaa Kala Raacay Waraysi xiisa Leh.

Waraysi Dheer oo Uu Layeeshya Wariye Maxamed Cabdi cisman Faradhere  Salaad Cali jeele Oo ah Lataliyaha Dhanka  Siyaasada Madaxwayne Farmaajo Ayaa Aad Udificaay Dawlada Somalia Waxa Uuna Edaynn Ujeediyey Dad Uu Ku Tilmaamy Shisheeye Kal Kaal Inay Mucaaradaan Dawlada.

Dawlada Madaxwayne Farmaajo ayaa Lagu Dhaliilaa Inay ku fashilanta In Ayna Jirin Nadaam Dawli Ah Oo Si Cad Uawada Shaqeeya

Waxa Jira Caqabado Badan Oo ay Dawladu Iyadu Ay Isku Keentay Sida Arinta Shidaalka
Oo Ay Caqalka Sare Ee Barlamaanku War ka Soo Sareen Shirka Kadhacau Uk 15 bishan Ee Looga Hadlayo Hanaanka Shidaal Baadhista Somalia.

Ka Soo Su”aala Badan Dhaliyey
Sidaa Darteed Ayey Uqaadaceen Aqalka Sare
Oo Ay ku sheegeen In uuna Ahayn Mid Wax Usoo Kurdhinaya Somalia Balse kala Fogaynaya.
Waxa Ayna Ku Edeeyeen In Xukuumada Xasan Cali khayre ay Masuul katahay.

Sidaan Ognahay Khilaaf Ayaa Ka Dhax jira  Golayaasha Dawlada Sida Aqalka Sare Iyo Aqalka Hoose
Intaa Waxa Dheer Khilaafkiii Mamulada Oo Wali Halkii Taagan ahna Caqabad Jirta
Ilaa Hada Waxa La Isku Fahmi Layahayna ayaa  Ah  Dastuurka Somalia  Oo Aan Kala Qeexin Awoodaha Dawlada Dhexe Iyo Tan Mamulada
Taasina Ay san Jirin Oo Ay tahay Arin Ladayacay
Waxa Intabadana Loo Tiriyaa Dawlada Dhexe Oo Lagu Dhaliilo Inay Noqotay Mid Aan Homar Badan  ka Samayn
(Qodobadan)
(1)Sida Dib Uheshiisiinta Dhamaystirka (2)Dastuurka Qabyada Ah
(3)Hirgalinta Fadaraallka
(4)Ka Gudbida Hanaanka 4.5
(5) aminga Guud Ee Dalka

(HAKAN)(HOOSE)(DAAWO)

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*