Sheekadii Ha ilaawin Aakhiro W:Q: Wariye Faradhere

Sheekadii Ha ilaawin Akhiro

—————————————————————
W:Q: miskiin Ale Maxamed cabdi cisman faradhere

Aduun-yadan Dusheeda Itixaanku Sal uyahay Hadaad Duunyo Haysiyo Haadii Aad Faqiir tahay

Ama aad halyeey tahay maal’ma Gaban Weyaan
Geedibaa Lagalayaa Sahayduna Maaha lacag iyo Hanti Aad ubadan
Camal San Weyaan

Taa waxaan kaleehay Nabiga Wuxuu Yidhi CSW Hadii Aad Ogaan lahaydeen Waxa aan ogahay In yar Ayaad Qosle Lahaydeen Inbadana Waad Ilmayn Lahayden

Da’daw aliheen Kayaaboo Aan Akhiro Xusuusano bilaw geedo Waaa Qabri Madaw
Wehel iyo Walaal Male gacal iyo Sukeeye male Sahaydeedu Maah lacag
ee waa Cibaado Iyo Camalsan weyaan

Qaadirkii Na uumow Dambi dhaaf nasii Cibaadada Noo fududee iyo Camalka aakhiro
——————————————————–‘—–
W:Q: miskiin Ale Maxamed cabdi cisman faradhere

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*