Taariikhda Cabdi Casiis lafta garen waxkabaro

Tariikhda Madaxwaynaha Cusub Ee Maamulka koonfur Galbeed Somalia Cabdicasiis Lafta”Gareen
Waxa Uku dhashay Degmada Luuq 1970
Waxa Uleeyahy Hal Xaas Iyo Sadex Caruura  Waxbarashadisii dugsiga Sare Waxa kaga baxay Degmada Luuq isla Halkaas  luuq waxa uu kasoo Noqday macalin Isgool waxa uu kabaxay jamacada ku taala Xamar
Waxa Uu Dawladihii Dalka So maray Burburkii Kadib Ka so Qabtay Xilal Badan

(1)Xukuumadii Raysalwasare nur cade Waxa uu noqday Wasiirka Shaqada Iyo  arimaha Bulshada

Xukuumadii Raysalwasare Cumar Cabdirashiid Waxa Uu kaso noqday Wasiirka Gadiidks Iyo Arimaha Bada
Isla Xukumadaa Sido kale Waxa Uu ka noqday  Wasiirka Xanaanada Xoolaha

Xukuumadii Raysalwasare farmajo waxa Uu ka noqday  Wasiiru Dawlaha bostada iyo war’faafinta

Xukuumadii Raysalwasare
Cabdi wali sh maxamed Waxa iyana Uu  Noqday
Wasiir kuxigeenka kaluumaysiga iyo khayraadka bada
Xukuumadii Raysalwasare Xasan Cali khayre Waxa uu ka Ahaa
Wasiirka tamarta iyo biyaha   isga Oo ka hor noqday  Wasiiru Dawlaha Ganacsiga

Waxa uu utartamay Gudomiyaha barlamaanka isga Oo ahaa qofka Labaad Ee ugu codka badnaa tartama’yaashe

Maanta Laga Bilaabo Waa Madaxwaynha Koon.fur Galbeed Ee Somalia 2018 /12/19 codadka u ku guulaystayna.101 cod

W:Q:

Wariye Maxamed cabdi cisman faradhere

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*