War Deg Deg Ah Qarax kadhacay muqdisho

Wariye ismail sheikh khalifa Oo Horay U Ahaa Agasimaha Star Fm Ayaa Ku dhawcmay Qarax Gaadhigiisa Loogu Xidhay
Dhawaca ayaa Ka Soo Gaadhay Dhinaca Galyaha Waxa Hada Lagu Dabiibayaa Isbtaalka Digfer  Ee Muqdisho

Wixii faahfahina Kala Soco Xogwaran

W:Q:Journalist Faradhere

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*