Wariye Faradhere oo Su’aal Adag waydiyey Wasiir katirsan Xukuumada Somalia

Wasiir katirsan Xukuumadda Xasan Cali khayre Ayaa waxa Uu walaac Kamuujiyey Siyaasada Dalka Hatan U ku shaqaynayo

Waxa uu tilamaay inay wax walba ay siyaasadaysan’yihiin Sida Mamul Goboleedyada Ciidamad
Iyo Caqabdo Kale Oo haysta Xukumada

Wasiiru Dawlaha Xafiiska Raysalwasaaraha Somalia Cabdulaahi Xamud Maxamed Ayaa Arinkan Sheegay Mar Uu  ka qaybgalay Barnaamij Kabaxayey Television Startv uuna So jeedinayey wariye maxamed cabdi cisman faradhere Wasiirkaka
Hoos Daawo

Wariye faradhere iyo Wasiirka

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*