Wasidee Xalada Baydhabo iyo Doorashadii Oo maanta Dhacaysa

Saacadaha Soo socda Maanta Waxa qorshuhu Yahay inay Doorasho kadhacdo Magalada Baydhabo.

Waxana jira walaac badan oo arinkaa laga moojin ayaa jira taas oo kadhalan karta guusha loo tirinayo laftagaren oo ah musharaxa madaxwayne ee ay dawladu dabada ka wado.

Dadka degaanka ayaa taageero badan u hayey hogaamiye ku xigeenkii.hore ee alshabaab sh mukhtaar robow oo sanad ka hor isku soo dhiibay Dawlada
hadana kamid ahaa musharaxiinii u tar’tamayey
Doorashda mamulkaas.
isga oo qaatay shahaadadii musharaxnimo iyo waliba in ay dawladu siisay basaabor diblumaasiya.

balse ay Dawladu soo xidhay dhawaan kadib markii ay ku eedaysay in uu khal.khal galiyey amniga iyo qodobo kale.

Waxana xadhigiisa kadhashay banaanbaxyo badan oo Sabay dhimasho
Intaa waxa dheer in ay rabshado laga filayo in ay bilaabato Hadii ayna ciidamado ayna awood ku joojin.
W:Q:
Journalist faradhere

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*