Xaalada Madaxtooyada Somalia Waa Sidee

Warar ka madax Banaan Qolyaha Is haysata Ayaa Sheegay in Hadii ay Kulmaan Barlaamkuna Oo ay Cod uqaadaan Madaxwayne Farmaajo inay badi xildhibaanadu ay u codaynayaan Kalsooni Kala Noqoshada Madaxwaynaha.

Balse Taa badalkeeda ay Diidan yihiin Khayre
Iyo Farmaajo In ay is Arkaan
Gudoomiye Mursal Iyo Xildhibaanada Wada Kalsooni Kala Noqo shada   madaxwayne Farmaajo

Waa Sida aan Xog ku Helay Balse Waxa Jira Waan Waan ay Wadaan Dad Ka Madaxbanaan Oo ah In wada Hadal Lagu dhameeyo Khilaafka Taagan .

Taasi Ayaa Ah Xalka Ugu Dhow Maadama aysan  Jirin Maxkamad Dastuuri ah Oo arintan gasha .

Somalia ayaa ah Dal Soo  maray Burbur dheer tasoo ay luntay Sharciyaadii Uu Dalku Lahaa tan iyo 1991
W:Q: journalist Mohamed Abdi osman faradhere

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*